Kadib qalalaasihii toddobaadkiii hore ay ku lug lahayeen kooxda caloosheed-u-shaqaysatada ah ee Wagner ee dalka Ruushka ayaa su’aalo la iska weydiinayaa sida arrintan u saamayn karto waddamada Afrika ee kooxdaasi ka hawlgasho.
Hoggaamiyihii kooxdaas ayaa la sheegay inuu ku noolaan doono Belarus, halka maleeshiyaadka kooxdana hubka ay wareejin doonaan.
Warbixin ay qortay VOA waxaa inoo soo jeedinaya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.
Your browser doesn’t support HTML5
Maxaa iska beddeli doona howlgallada kooxda Wagner ee Afrika?