Maraykanka Masjidka Dacwa ee Soomaalida Minnesota oo weerar lagu qaaday May 24, 2022 Saint Paul — Wararka naga soo gaaraya gobolka Minnesota ayaa sheegaya in weerar looga shakisanyahay ‘Islaam Naceyb’ loo geystay mid ka mid ah masaajiddada ku yaalla magaalada. Wariyaha VOA-da Maxamed Cabdi Xasan Sandhere ayaa arrintan ka wareystay SHeekh Xasan Cali Maxamuud (Xasan Jiimici) oo ah imaamka Masjidka. Your browser doesn’t support HTML5 Masjidka Dacwa ee Soomaalida Minnesota oo weerar lagu qaaday