Jigjiga —
Gobolka Soomaalida ee dalka Itoobiya waxaa marki ugu horreysay laga billaabay mashruuc dadka danyarta ah guryo loogu dishayo, qaar kalana loogu dayactirayo.
Qorshahaan ayay dowladda Itoobiya horay uga soo fulisay qeybo ka mid ah dhulka ay dagaan qowmiyadaha kale.
Warbixintaan waxaa Jigjiga kasoo diray weriyaha VOA Maxamed Cabdiraxman Gaataa.
Your browser doesn’t support HTML5
Mashruuc guryo loogu dhisayo dadka gobolka Soomaalida Itoobiya