Mashaariic si bilaash ah qalliino loogu sameynayo caruurta faruuran iyo kuwa qaba cudurada indhaha ayaa koox dhaqataiir waxay ka billaabeen gobolka waqooyi bari ee dalka Kenya.
Weriyaha VOA ee Dhadhaab Axmednuur Cabdullaahi Yogol ayaa mashaariicdan ka wareystay Cali Bashiir Maxamed oo ah maamulaha hay’adda Save Surgical Aid, oo ah hay’adda fulineysa mashruucan.
Your browser doesn’t support HTML5
Mashaariic qaliino loogu sameynayo caruurta faruuran oo ka socda W/Bari Kenya