Masar oo xabsiga kasii deysay in ka badan 700 oo maxbuus

Abdel Fattah el-Sissi

Dowlada dalka Massar ayaa xabsiyada kasii deysay in ka badan 700 oo maxbuus ah sanad-guurada Kacaanka July aawadeed, waxaana dadkan ay xirnaayeen sanado kala duwan, iyada oo qaarkood ay maxkamadi hore u xukuntay.

Wariyaha VOA-da Hussein Cismaan Saxnuuni ayaa warkan kasoo direy magaalada Qaahira.

Your browser doesn’t support HTML5

Masar oo cafis u fidisay in ka badan 700 oo maxbuuss.mp3