Masar oo ka hortimid tallaabadii ay qaaday Ethiopia ee biyo-xireenka Nile
Abdel Fattah el-Sissi
Qaahira —
Dawladda Masar ayaa ku gacan sayrtay go’aanka dawladda Ethiopia ee ku aadan buuxinta biyo-xireenka ay Ethiopia ka samaysay wabiga Nile oo ay labada dal si wayn ugu kala aragti duwan yihiin.
Masar ayaa buuxinta biyo-xireenkaas ayada oo aan heshiis laga gaarin u aragta halis amni, maadaama ay dadkeeda in ka badan 90% biyaha ay isticmaalaa ka helaan webiga Nile.
Wariyaha VOA ee dalka Masar Xuseen Cismaan Saxnuuni ayaa warbixintan ka soo diray magaalada Qaahira.
Your browser doesn’t support HTML5
Masar oo ka hortimid tallaabadii ay qaaday Ethiopia ee biyo-xireenka Nile