Masar oo ka baxday shirkii wasiirada arrimaha dibadda ee Jaamacadda Carabta

Wafdi ka socday dalka Masar ayaa ka baxay shir ay lahaayeen wasiirrada arrimaha dibadda ee dalalka ku jira ururka Jaamacadda Carabta sababo la xiriira xiisadda ka taagan dalka Libya.

Faahfaahinta warkan waxaa magaalada Qaahira kasoo diray wariyaha VOA-da Xuseen Cusmaan Saxnuuni.

Your browser doesn’t support HTML5

Masar oo ka baxday shirka Jaamacadda Carabta.mp3