Qaahira —
Dowladaha Masar iyo Algeria ayaa mamnuucay dhoofinta wax soo-saarka dalalkaasi ee loo iibgeeyo dunida.
Arrintaan waxay ka danbeysay kaddib marki uu sicir-barar aan caadi aheyn ka dhashay duullaanka uu Ruushka ku qaaday Ukraine.
Warbixintan waxaa Qaahira kasoo diray, Xuseen Cusman Saxnuni.
Your browser doesn’t support HTML5
Masar iyo Algeria oo mamnuucay dhoofinta wax soo-saarkooda