Mareykanka oo weeraray maleeshiyaad ku sugan Ciraaq

Ciidamada Mareykanka ayaa Isniintii shalay weeraro ku bartilmaameedsaday maleeshiyaad ay Iran taageerto oo ku sugan dalka Ciraaq.

Weerarka ayaa la sheegay inuu jawaab u ahaa weerar ay ku dhaawacmeen saddex askari oo ka tirsan ciidamada Mareykanka. Dhanka kale, diyaradaha Israel ayaa Syria ku dilay Jeneraal sare ee Iran u dhashay.

Warbixintan oo ay qortey VOA waxa soo jeedinaya Jamaal Axmed Cismaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Mareykanka oo weeraray maleeshiyaad ku sugan Ciraaq