Mareykanka oo u diyaar garoobaya kororka tahriibka

Mareykanka ayaa u diyaar garoobaya koror ku yimaada muhaajiriinta isku dayeysa inay si sharci-darro ah kaga soo galaan xuduuddiisa koonfureed.

Arrintan ayaa timid ka dib markii ay dhacday siyaasaddii dowladda ee la soo rogay xilligii Xanuunkii saf marka ahaa ee Covid-19ka, kaasoo loo yaqaan Title 42, oo qodob ka mid ah uu dhigayay in dib loo celin karo muhaajiriinta sharci darrada ku soo gala dalkan.

Wariyaha VOAda Aniga Powel ayaa warbixintan inooga diyaarisay, waxaa inoo soo jeedinaya Maxamed Cabdi Xassan.

Your browser doesn’t support HTML5

Mareykanka o isku diyaarinaya qulqulka tahriibeyasha.m4a