Mareykanka oo shirka guud ee QM kaga dhawaaqay kaalmo dhinaca cuntada ah

UN General Assembly Blinken

Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa wax ka shir guddoomiyay kulan doceed looga hadlayay haqab beelka cuntada xilli uu magaalada New York ka socdo kulanka guud Qaramada Midoobay.

Saraakiisha ugu sarreysa Qaramada Midoobay ayaa ka digay in abaarta, kor u kaca qiimaha badeecadaha dunida, saameynta COVID-19, iyo duullaanka Ruushka ee Ukraine ay dalal badan ka dhici karto macluul.

Weriyaha arrimaha Diblomaasiyadda ee VOA Cindy Saine ayaa warbixintan kasoo dirtay New York, Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaana noo haya.

Your browser doesn’t support HTML5

Ballan-qaadka Mareykanka ee kaalmada cuntada .mp3