Mareykanka oo laga xusay maalinta xorriyadda ee Afarta Luuliyo

Shacabka iyo Dowladda Mareykanka ayaa xalay u dabbaaldegay sannad-guurada 247-aad, ee kasoo wareegatay markii ay madax-bannaanida ka qaateen gumeystihii Ingiriiska, sannadki 1776-kii.

Haddaba waxaa afarta Luuliyo uga dhigantahay Mareykanka ayay Casha Ibrahim Aden ka wareysatay, Xildhibaan Samakaab Xuseen oo ah mudane ka tirsan Golaha Wakiillada ee Gobolka Minnesota.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysiga Xildhibaan Samakaab.m4a