Mareykanka oo hoos u dhigay baqo-gelinta kooxaha ku xiran Iran

Xuutiyiinta Yemen

Taliyaha kormeera hawlgallada militari ee Mareykanka ee Bariga Dhexe ayaa ka digaya in baqa-gelinta kooxaha xulufada la ah Iran inay tahay arrin ku meel gaar ah.

Kooxahan ayaa dhowaanahan waday weeraro kale duwan oo ay la beegsanayaan maraakiibka marta Badda Cas iyo goobo kale.

Weriyaha VOA ee wasaaradda gaashaandhigga Carla Babb ayaa warbixintan diyaarisay. Waxaa soo koobaya Ismaaciil Xuseen Farjar.

Your browser doesn’t support HTML5

Mareykanka oo hoos u dhigay baqo-gelinta kooxaha ku xiran Iran