Mareykanka oo $300 milyan oo gargaar cusub ah siinaya Ukraine

Dowlada Mareykanka ayaa ku dhawaaqdey inay siinayso Militariga Ukraine $300 milyan oo dollar oo gargaar ah.

Tallaabadan ayaa imaneysa ayada oo Congress-ka Mareykanka uu weli ku xayiran yahay sharci balaayiin dollar oo gargaar militari ah lagu siin lahaa Ukraine.

Warbixin ay qortey Carla Babb oo ka tirsan VOA, waxaa soo koobaysa Sahra Cabdi Axmed.

Your browser doesn’t support HTML5

Mareykanka oo $300 milyan oo gargaar cusub ah siinaya Ukraine