Maraykanka oo sheegay in aanu ka qayb qaadan weerarkii ay Israa’iil ku qaadday Iran

Biden Israel

Maamulka Biden ayaa sheegay inaanay ku lug lahayn duqayntii ay Israa’iil ka geysatay gudaha Iran Jimcihii.

Weriyaha VOA uga soo waranta Aqalka Cad ee MAraykanka Pasty Widakuswara ayaa sheegaysa in Iran iyo Israa’iil inay haatan dhegaha u fureen, baaqyada caalamiga ah ee ku aaddan in xaaladda la dejiyo.

Warbixinta ay qortay VOA waxaa innoo soo koobaya Ismaaciil Xuseen Farjar.

Your browser doesn’t support HTML5

Mareykanka Israaiil Iran