Sawirro: Xuska Baroordiiqda Nelson Mandela

Madaxweyne Barack Obama oo khudbad ka jeediyay xuska Mandela ee garoonka FNB, Johannesburg, Dec. 10, 2013.

Garoonka FNB ee Johannesburg oo ah goobta lagu qabtay xuska loo sameynayay Mandela, Dec. 10, 2013.

Garoonka FNB, Dec. 10, 2013.

Winnie Madikizela-Mandela, xaaskii hore ee Nelson Mandela oo ka qeybgashay xuska Mandela, Johannesburg, Dec. 10, 2013.
Full moon sets behind the parish church of Schoenach near Regensburg, southern Germany.
Aktarada Charlize Theron iyo muusikiistaha Bono oo ka qeybgalay xuska lo sameynayay Mandela, Dec. 10, 2013.