Magaaleyn qorsheysan oo ka socota dalka Jabuuti

Dalka Jabuuti waxaa ka socda magaaleyn qorsheysan oo kusii fideysa iyado dhismayaal cusub, oo ah cimaaraddo ay kusoo kordheen magaalada caasimadda ah ee Jabuuti.

Sidoo kale dawladda ayaa markii u horreysey xafiisyo qaabilsan horumarinta magaaleynta ka furatey gobollada kale dalka gudihiisa ah.

Warbixintan waxaa soo diray weriyaha VOA Ramadan Muuse.

Your browser doesn’t support HTML5

Magaaleyn qorsheysan oo ka socota dalka Jabuuti