Madaxweynaha Shiinaha oo qorsheynaya inuu booqdo Ruushka

China Russia

Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa qorsheynaya inuu u safro Ruushka si uu ula kulmo dhiggiisa, Vladimir Putin, sida ugu dhaqsaha badan ee toddobaadka soo socda, sida ay sheegeen dadka xog-ogaalka u ah arrintan.

Booqashadani ayaa noqoneysa mid kasoo hormarta sidii la filayay. Warbixintan oo ay qortey wakaaladda Reuters, waxa noo soo koobaya Jamaal Axmed Cismaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweynaha Shiinaha oo qorsheynaya inuu booqdo Ruushka