Madaxweynaha Senegal Bassirou Diomaye Faye ayaa sheegay in Faransiisku uu xiro saldhigyadiisa milatari ee uu ku leeyahay dalkaasi ku yaalla galbeedka Afrika.
Senegal ayaa isu diyaarinaysa xuska sannad-guurada 80-aad ee xasuuq caan ka ah dalkaasi oo uu gaystay gumaystihii Faransiiska.
Warbixin ay qortay AFP waxaa noo haya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.
Your browser doesn’t support HTML5
Madaxweynaha Senegal oo amray in la xiro saldhigyada militari ee Faransiiska