Madaxweynaha Jabuuti oo bixiyey abaal-marino

Ismaaciil Cumar Geelle

Madaxweynaha Jabuuti Ismaciil Cumar Geelle ayaa qasriga madaxtooyada ku gudoonsiiyey abaal marinno ururada ugu firfircoon wax qabadka dadka naafada ee baahida gaarka ah qaba, iyado laga xusey dalka Jabuuti maalinta xuska caalamiga’a ee dadka baahida gaarka ah.

Ramadaan Muuse ayaa warkan noo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweynaha Jabuuti oo bixiyey abaal-marino