Madaxweynaha cusub ee Senegal oo la dhaariyey

Madaxweyne Bassirou Diomaye Faye

Bassirou Diomaye Faye ayaa Talaadadii magaalada Diamniadio loo dhaariyay in uu noqdo madaxweynaha shanaad ee Senegal, ka dib markii uu ka adkaaday murashaxii ay sida weyn u loollameen ee ka socday isbayasiga talada haya Amadou Ba.

Faye ayaa ku guuleystay doorashadii waqtigeeda dib uga dhacday, isagoo helay in ka badan 54% codadkii la dhiibtay.

Warbixin ay qortay Mariama Diallo waxaa noo haya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweynaha cusub ee Senegal oo la dhaariyey