Madaxweynaha Belarus oo damaanad qaad amni weydiistay Ruushka

Madaxweynaha Belarus Alexander Lukashenko ayaa Isniinta maanta sheegay in dalkiisu Ruushka uga baahan yahay dammaanad-qaad amni, sida ay sheegtay warbaahinta dawladda ee BelTA.

Hadalka Lukashenko ayaa yimid iyadoo uu maarti-gelinayo wasiirka gaashaandhigga Ruushka Sergei Shoigu.

Warbixin ay qortay VOA waxaa inoo haya Jamaal Axmed Cusmaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweynaha Belarus oo damaanad qaad amni weydiistay Ruushka