Madaxda Taalibaan oo billaabay inay fagaarayaasha isku dhaliilaan

Hoggamiyayaasha sare ee kooxda Taalibaan ee dalka Afghanistan ka taliya ayaa dhawaan billaabay, in si aan hore looga baran, ay dhaliilo isugu waydaarasadaan warbaahinta iyo shacabka hortiisa.

Warbixin ay diyaarisay wariyaha VOA-da Ayaz Gul, waxaa soo jeedinaya Xuseen Barre.

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxda Taalibaan oo billaabay inay fagaarayaasha isku dhaliilaan