Jigjiga —
Madaxweynayaasha deegaannada Soomaalida iyo Canfarta ayaa heshiis ku gaaray magaalada Addis Ababa kadib colaado soo noq-noqday oo ka taagan xuduudaha labada deegaan.
Warkan waxaa Jigjiga ka soo diray Maxamed Cabdiraxaam Ugaas Gaataa.
Your browser doesn’t support HTML5
Madaxda gobollada Canfarta iyo Soomaalida Itoobiya oo heshiis gaaray