Madaxda dalalka ECOWAS oo maanta kulan yeelanaya

Hogaamiyeyaasha dalalka galbeedka qaaradda Africa ee ku bahoobay urur goboleedka ECOWAS ayaa maanta kulan ka yeelanaya xaaladda wadmadaasi oo ay ugu horeeyaan arrimaha ammaanka iyo ka-bixitaanka ay ururkaasi ka baxeen saddex wadan oo ay milatarigu hogaamiyaan.

Warbixin ay arrintan ka qortay wakaalada wararka ee AFP waxaa soo jeedinaya Cabdixakiin Shirwac.

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxda dalalka ECOWAS oo maanta kulan yeelanaya