Madasha Dastuurka: Dhaliilaha Guud

Barnaamijka Madasha ee toddobaadkanna waxan kusoo qaadanaynaa su'aalo laga qabo dhaliilaha guud ee loo hayo qabyo-qoraalka dastuurka.

Waxa barnaamijka marti ku ah Sheekh Nuur Baaruud Gurxan iyo Qareen Sakaria Maxamed Sheekh

Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.