Madal mideysa dhallinyarada Soomaaliyeed ee Yurub oo Sweden lagaga dhawaaqay

Sweden flag

Dhalinyaro Soomaaliyeed oo degan dalka Sweden ayaa sameysay madal ay dhalinta Soomaalida Yurub leedahay, waxayna ka diiwaan geliyeen Ururka Midowga Yurub.

Madashan waxa aasaasay Mohamed Ameen Shucayb Ahmed iyo Raage Ali Yusuf, iyadoo daladan ay iminka ka shaqaysa toddoba wadan oo ku yaala Yurub.

Wariyaha VOA-da qaarada Yurub Abdihafid Awil Ismil ayaa Raage Ali Yusuf ka wareystay madashan, ugu horeyna waxa uu weydiiyey sababta ku dhalisay in ay aasaasaan daladan?

Your browser doesn’t support HTML5

Midowga dhallinyarada Yurub