Macron: Faragelintii Faransiiska ee Africa waa soo dhammaatay

Emmanuel Macron, Madaxweynaha Faransiiska

Dowlada Fararansiiska ayaa markii ugu horeysay qirtay in faragalintii Paris ee Afrika ay si run u dhamaatay, waxaana hadalkaan ka shanqariyay madaxweyne Emmanuel Macron oo lagu wado inay booqasho uga billaabato afar waddan oo ku yaalla Qaaradda Africa.

Haddaba, Faransiiska ma u muuqataa in lagaga faro dhuubnaadey dalalka Afrika, gaar ahaanna waddamadii uu gumeysan jirey?

warbixin gaar ah oo ku saabsan ammuurtan waxaa magaalada London inooga soo direy Wariyaha VOA ee Qaarada Yurub Abdihafid Awil Ismail.

Your browser doesn’t support HTML5

Faragalintii Faransiiska ee Africa waa dhammaatay Macron.mp3