Laba gabdhood oo Soomaali ah kusoo baxay doorashadii Aqalka Wakiilada gobolka Maine

Maana Cabdi

Maana Cabdi

Gobolka Maine waxaa Aqalka Sharcidejinta kusoo baxay laba gabdhood oo Soomaali ah, kuwaas oo kala ah Deeqa Dhalac iyo Maana Cabdi, kuwaas oo kusoo baxay doorashooyinkiii ka dhacay magaalooyinka Portland iyo Lewiston.

Wariyaha VOA-da Sahra Cabdi Axmed ayaa Maana Cabdi ka wareysay waxa ka dhigan tahay guushii ay gaartay.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysiga Maana.mp3