Kumuu ahaa Ebrahim Raisi - Madaxweynihii Iran ee geeriyooday?

Ebrahim Raisi

Madaxweynihii dalka Iran Ebrahim Raisi ayaa ku geeriyooday shil diyaaradaded oo nooca Helicopter ka ah oo la dhacday Axaddii. Waxaa sidoo kale shilka ku dhintay wasiirkii arrimaha dibedda Hossein Amir Abdollah.

Hoggaamiyaha sare ee Iran Ayatollah Ali Khamenei ayaa maanta xaqiijiyey in madaxweyne ku xigeenka dalka Mohammad Mokhber uu noqonayo madaxweyne ku-meel gaar ah.

Haddaba kumu ahaa Madaxweynaha geeriyooday Ebrahim Raisi? Warbixin kooban oo ka hadleysa taariikhda Madaxweyne Ra’isi oo ay Associated Press qortay waxaa inoo haya Maxamed Colaad Xassan.

Your browser doesn’t support HTML5

Kumuu ahaa Ebrahim Raisi - Madaxweynihii Iran ee geeriyooday?