Kuley darran oo saameeyey nolosha dadka Jabuuti

Jabuuti Djibouti

Magaalada Jabuuti oo wakhtigan ay cimiladu aad u kulushahay ayey dadku billaabeen inay inta badan habeenki ka adeegtaan suuqyada.

Sido kale kuleylka xoogga leh ee jira wakhtiga maalinnimada, gaar ahaan duhurka iyo casarka, ayaa saameyn ku yeeshey isu-socodka gaadiidka dadweynaha, oo isna intiisa badan xoog u shaqeeya habeenki.

Wariyaheena Ramadaan Muuse ayaa warbixintan noo soo direy

Your browser doesn’t support HTML5

Kuley darran oo saameyey nolosha dadka Jabuuti