Rome —
Dowalada Talyaaniga ayaa xaqiijisay in 58 qof, oo ay ku jiraan caruur, ay ku dhinteen doon ka sameysan loox oo ay saarnaayeen markii ay ku qaraqantay xeeb ku taalla koonfurta dalkaasi.
Warbixin ku saabsan arrintan waxaa magaalaa London kasoo diray Wariyaha VOA-da ee Qaaradda Yurub Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.
Your browser doesn’t support HTML5
Ku dhowaad 60 muhaajiriin ah oo ku dhintay xeebaha Talyaaniga