Koobka Qaramada Afrika 2017 oo uu marti-gelinayo dalka Gabon

Your browser doesn’t support HTML5

Tartanka sanadkan 2017, waxaa ka qeyb galaya xulalka Gabon, Guinea-Bissau, Algeria, Zimbabwe, Ivory Coast, Togo, Burkina Faso, Cameroon, Tunisia, Senegal, DRC, Mali, Egypt, Ghana, Uganda, iyo Morocco.