Koobka Adduunka: Sidee shacabka Morocco ugu dabbaal-degeen guushii taariikhiga aheyd?

Xulka Kubadda Cagta Maroco ayaa xalay sameeyay taariikh, kadib markii ay u soo gudbeen semifinalka tartanka Koobka Adduunka ee ka socda waddanka Qadar.

Marrocco oo 1-0 kaga adkaaday xulka Portugal ayaa noqotay dalkii ugu horreeyey ee Afrikan ah ee heerkaasi gaara tan iyo markii tartankan la aas'aasay 1930-kii.

Wariyaha VOA Instisaar Saalax Xuseen oo booqasho ku joogta Morroco ayaa warbixintan Casabalanka kasoo dirtay.

Your browser doesn’t support HTML5

Guushii taariikhiga aheyd ee Morocco.mp3