Wajir —
Qaramada Midoobay ayaa 24-ka bisha January u astaysay inay tahay maalinta waxbarashada ee caalamka.
Wadamo badan oo ku yaalla saxaraha ka hoose ee qaaradda Afrika, waxaa waxbarashada hablaha saamayn xooggan ku yeeshay tacaddiyada lagula kaco.
Gobolka Woqooyi Bari ee Kenya waxaa kordhay kiisaska kufsiga ee hablaha lagula kaco, taasoo dhalisay inay hablo badani ay ka tagaan waxbarashada.
Weriyaha VOA Axmed Xuseen ayaa warbixintan ka soo diray magaalada Wajeer ee dalka Kenya.
Your browser doesn’t support HTML5
Kiisaska kufsiga oo ku kordhaya Gobolka Waqooyi Bari Kenya