Khilaafka siyaasadda Sudan oo weli xal loo la'yahay

Dalka Sudan waxa wali ka taagan is maandhaaf ka dhexeeya axsaabta siyaasada, bulshada rayidka ah iyo Milatariga dalkaasi gacanta ku haya, waxaana hogaamiyaha milatariga dalkaasina uu sheegay inay raaci doonaan hindise kasta oo dalkaasi nabad kusoo dabbaalaya.

Warbixin arintan ku saabsan waxa Qaahir nooga soo diray wariyaha VOA Xuseen Saxnuuni.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta SUdan.mp3