Khilaaf u dhaxeeyey guddiga ganacsatada Islii oo xal laga gaaray

Guddiga Ganacsatada Islii

Guddiga ganacsatada Suuqa Islii ee magaalada Nairobi ayaa ku guulaystay inay xal ka gaaraan khilaaf dhowaan sababay inuu xilka iska casilo gudoomiyaha guddiga Suuqa Islii Xaaji Axmed Yare.

Xubnaha guddiga oo kulan ku yeeshay magaalada Nairobi ayaa shaaciyay in khilaafkaasi la xaliyay oo gudoomiyuhu uu shaqadii guddiga ee loo doortay uu wali isagu hayo.

Hadaba Cumar Ibaarhim Xuseen oo ah xoghayaha gudiga ganacsatada Suuqa Islii ayaa arrintan uga warramay Warihaha VOA-da ee Nairobi Khadar Maxamuud Xareed.

Your browser doesn’t support HTML5

Khilaaf u dhaxeeyey guddiga ganacsatada Islii oo xal laga gaaray