Kenya oo xoojisay dagaalka ka dhan ah daroogada

Kithure Kindiki

Dowladda Kenya ayaa xoojisay dadaal wax looga qabanayo soo-saarista, isticmaalka iyo ka ganacsiga daroogada, oo dhibaato badan ku haya dalkaas.

Wasiirka arirmaha gudaha Kithure Kindiki ayaa sheegay in daroogada ay halis ku tahay amniga guud ee qaranka.

Warbixintan waxaa Nairobi kasoo dirtay Intisaar Saalax Xuseen.

Your browser doesn’t support HTML5

Kenya oo xoojisay dagaalka ka dhan ah daroogada