Kenya oo laga dhigay dal uu qof kasta booqan karo visa la'aan

William Ruto

Madaxweynaha Dowladda Kenya William Ruto ayaa ku dhawaaqay in dalkiisu qaadday shuruudihii dal-ku-galka ee dhammaan dadka ajaanibka ah ee dalka Kenya imanaya.

Ruto ayaa sheegay in tallaabadani ay dhiirigelin doonto isu socodka dadka iyo badeecadaha xorta ah, ayna Kenya u fureyso fursado badan oo ganacsi.

Warbixintan waxaa magaalada Nairobi kasoo diray Khadar Maxamuud Xareed.

Your browser doesn’t support HTML5

Kenya oo laga dhigay dal uu qof kasta booqan karo visa la'aan