Kenya oo ka hadashay dagaalka ay kula jirto Al-shabaab

Somalia and Kenya

Masuuliyiinta Kenya ayaa ka hadlay hawlgallada ay doonayaan inay kaga hortagaan dhaqdhaqaaqyadii ugu dambeeyey ee al-Shabab ay ka samaysanayeen gobolka Waqooyi Bari Kenya. Toddobaakdii hore ayaa dawladda Kenya sheegtay in 20 kamid ah maleeshiyaadka al-Shababa lagu dilay iska horimaad ka dhacay gobolka Mandera.

Warbixintan waxaa inoo soo diray Maxamed Faarax Shire.

Your browser doesn’t support HTML5

Halwgallada Kenya ee ka dhanka ah AL-shabaab.m4a