Kenya oo hakisay qorshe ay ciidamo ugu diri laheyd Haiti

Madaxweyne William Ruto iyo Ra'iisul Wasaare Ariel Henry

Dawladda Kenya ayaa sheegtay inay hakinayso gayntii ciidamo kun askari ah oo booliis ah loogu diri lahaa dalka Haiti kadib markii uu is-casilay Ra’iisul Wasaarihii waddankaasi Ariel Henry, oo ku nooqn kari waayey dalkaasi kadib booqasho uu ku tagay Nairobi dabayaaqadii bishii hore.

Haddaba walaaca ka dhalana kara dib u dhacan ayey Maryan Maxamuud Barre waxay waydiisay Haaruun Salaad oo fallanqeeya arrimaha Kenya.

Your browser doesn’t support HTML5

Kenya oo hakisay qorshe ay ciidamo ugu diri laheyd Haiti