Kenya oo dib u-eegis ku sameyneysa manhajkeeda waxbarashada

Dalka kenya waxaa ka soconayo dib u eegis lagu sameynayo manhajka waqbarashada dalkasi, waxaana gudi heer qaran ah oo uu madaxweynaha Kenya mudane William Ruto uu u xil saaray inay dib u eegis ku sameyaan manhajka waxbarashada ee loo yaqano CBC.

Guddigan ayaa booqasho ku jooga gobalka Waqooyi Bari.

Maxamed Faarax Shire ayaa warbixintan soo direy.

Your browser doesn’t support HTML5

dib u eegista manhajka waxbarashada Kenya.mp3