Kenya oo adkeysay amniga xuduudda Soomaaliya

Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ay xoojisay ammaanka xadka ay la wadaagto Soomaaliya, sababo la xariira cabsi laga qabo weeraro ka yimaada kooxda Al-Shabaab.

Kulan arrintaas oo ay ka qeyb-galeen mas’uuliyiinta, saraakiisha amniga iyo shacabka gobolka Waqooyi Bari ayaa dhowaan la qabtay, si looga hadlayo hanaanka lagu wadaago xogaha.

Warbixintan waxaa Gaarisa kasoo dira Maxamed Farax Shire.

Your browser doesn’t support HTML5

Kenya oo adkeysay amniga xadka ay la wadaagto Soomaaliya