Kenya: Fatahaadaha oo khasaare lixaad leh u geystay danyarta

Kenya Flooding

Kenya waxay isku dayaysaa in gobollo ka mid ah dalkeeda ay kasoo kabtaan dadadkii dhowaan ku dhuftay oo ay ku dhinteen dad ka badan 200 qof, dadweynaha waddankaasina waxay jeedinayaan dhalliilo badan.

Winnie Makinda, oo 35 jir ah kana mid ah muwaadiniinta Kenya, ayaa sheegtay in ay soo wajahday xaaladdii ugu xumayd iyo waqtigii ugu xumaa ee nolosheeda, iyadoo ay sababtuna tahay jawaabta ay dawladda Kenya ka bixisay fatahaadihii halakeeyay bulshadooda saboolka ah ee ku nool caasimadda Nairobi.

Warbixin ay qortay wakaaladda wararka ee Associated Press waxaa inoo haysa Caasha Ibrahim Aden.

Your browser doesn’t support HTML5

Fatahaadaha iyo danyarta Kenya