Kenya: 85,000 oo qaxooti Soomaali ah oo la dejinayo xero cusub

Qaxootiga ugu horreeya ayaa lagu wadaa in 24-ka Bishan la dajiyo xerada IFO 2, oo dowladda Kenya iyo hay’adda UNCHR ay shaaciyeen in la geyn doono qaxootiga dhawaan soo galay xeryahaasi oo tira ahaan ka badan 130,000 oo badankood ka soo barakacay abaaraha Soomaaliya.

Wariyaha VOA ee Dhadhaab Cabdisalaan Salas ayaa warbixintan kasoo diray xeryaha Dhadhaab.

Your browser doesn’t support HTML5

Kenya: 85,000 oo qaxooti Soomaali ah oo la dejinayo xero cusub