Afrika Kalluumaysatada Soomaaliya oo shir uga qeyb-galay Nairobi Sebtembar 25, 2023 Nairobi Arag Fikradaha Boosaaso — Qaar ka mid ah shirkadaha Kalluumaysatada Soomaaliya ayaa magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya kaga qayb galay shir lagaga hadlayey tayaynta Kalluunka, suuq ngaynta iyo hanaanka loo kaydiyo Kalluunka marka badda laga soo saaro. Wariyaha VOA, Yaasin Ciise Wardheere ayaa warbixintan kasoo diray Nairobi. Your browser doesn’t support HTML5 Kalluumaysatada Soomaaliya oo shir uga qeyb-galay Nairobi