Kal-fadhiggii 6-aad ee baarlamanka DDS oo lasoo xiray

Baarlamanka dowlad deegaanka DDS

Waxaa magaalada Jigjiga ee caasimada Dawlada Deegaanka Soomaalida lagu soo gaba-gabeeyay kal-fadhiggii 6-aad ee xildhibaannada DDS.

Kal-fadhiggan ayaa waxaa lagu ansixiyay ajendeyaal ay ka mid ahaayeen warbixinta waxqabadka maamulka ee lixdii bilood ee lasoo dhaafay.

Warbixintan waxaa Jigjiga kasoo diray Maxamed Cabdirahmaan Ugaas Gaataa.

Your browser doesn’t support HTML5

Kal-fadhiggii 6-aad ee baarlamanka Dowlad Degaanka oo lasoo xiray