Magaalada Toronto ee dalka Canada waxaa lagu dilay nin Soomaali ah, oo ku sugnaa guri ku yaalla xaafadda Etobicoke oo ah xaafad ay ku badan tahay Soomaalida Toronto.
Booliska Toronto ayaa sheegay inay xireen qof ku eedeysan dilka.
Xuseen Nuur Xaaji ayaa warbixintan Toronto ka soo diray.
Your browser doesn’t support HTML5
65 jir Soomaali ah o lagu eedeyay dilka Soomaali kale .mp3