Jigjiga: Imtixaankii fasalka sideedaad oo lasoo gabagabeeyay

Jaamacadda Jigjiga

Jaamacadda Jigjiga

Waxaa shalay magaalooyinka Dowlad-deegaanka Soomaalida ee Itoobiya lagu soo gaba-gabeeyay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalk Sideedaad.

Haddaba sida uu imtixaanka u dhacay iyo waxa sannadkaan uu uga duwanaa sannadihi hore ayuu wariyaha VOA-da ee Jigjiga, Maxamed Cabdiraxman Gaataa uu wax ka weydiiyay Fu’ad Cabdi Maxamed oo ah Madaxa Xafiiska Waxbarashada ee Dowlad-deegaanka.

Your browser doesn’t support HTML5

Imtixaankii fasalka 8-aad ee DDS oo lasoo gabababeeyay.m4a