Jarmalka oo ka cabanaya muhaajiriin buux-dhaafiyay xeryihiin qaxootiga

EUROPE-GERMANY-MIGRANTS

Muhaajiriin ayaa buux dhaafiyay xarrumaha ay seexdaan dadka soogalootiga ah, iyadoo Jarmalka ay isa soo tarayaan mowqifyada ka dhanka ah dadka soo galootiga ah.

Warbixintan oo ay qortey Associated Press waxa noo soo koobaya Jamaal Axmed Cismaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Muhaajiriin buux-dhaafiyay xeryaha xaqootiga Germany